Barnaamijka Abroone Show ayaa doorkan aad u xiise badan iyadoo uu marti ku yahay khabiir ku takhasusay Af-Somaliga oo lagu magacaabo Sh Axmed Cilmi Deer oo imaamka ah masjid ku yaala caasimada labaad ee Ingiriiska. Waxa ku Jira warbixino aad ka faaiideysan doonto.
ARAABINEWS