X

Abwaan Hadraawi oo ka xumaaday heerka ay Somalidu gaartey burburkii kadib iyo dhaqankii dadka oo halis ugu jira luqado kale+MUUQAAL

Hargeysa–Abwaanka wadaniga ah ee Hadraawi ayaa walaac xoogan ka muujiyay burburka dalka ku yimi iyo sida kuwii burburiyay ay halis u galiyeen dhaqankii iyo hidihii dadku lahaa. Abwaanka ayaa ka qayliyay in luqadii hooyo ay halis ugu jirto in ay tirtiranto oo ay bedesho luqada Ingiriiska oo wado kasta lagu qorey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.