X

Abwaan Baarleex oo Hindiya ku geeriyooday

Allaha u naxariistee waxa Hindiya ku geeriyooday Abwaan Baarleex oo lagu daawadey xanuunkiisa intii uu Hargeysa joogey ilaa markii dambena ay dawlada Somaliya ay u qaaday dibedda. Abwaanka ayaa xanuun ku soo booday kaas oo loo malaynayo inuu u geeriyooday.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=-VB1Uo1BX-w[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.