Inaa lilah waa inaa ilayhi raajicuun waxa saaka lagu aasay Hargeysa abwaan Cali Sugule oo ku geeriyooday Imaaraadka. Waxa goobta ka hadashay gudi loo xilsaarey qabanqaabada aaska marxuunka. Aaska ayaa waxa ka soo qaybgalay dadweyne aad u farabadan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS