Abwaanka ayaa waxaa gabayga ku kalifay kadib markii dhowr jeer nin sxb-kii ah uu ku booriyey Inuu Guursado, Wuxuuna Gabaygiisa Guurdoon ku sheegayaa inuu Raadintii ku jiro, Islamarkaana wuxuu Gabayga Ku Xusayaa Beelo iyo Dhul badan oo ay soomaalidu degto Halkaasi oo baadigoob uu ugu maqan yahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM