Hargeysa–Abwaan Dheeg oo ay isku jufo yihiin Faysal Waraabe ayaa qarxiyay in aanu jirin wax Somaliland la yiraa sheegayna in beesha dhexe haysato nimcada kana soo horjeesaday mudaharaad uu ku baaqay xisbiga Wadani. Abwaan Dheeg ayaa diidey in beelaha laydsku daro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM