X

Abwaan Geestiir oo ka yaabay tayo xumada Ramaax gabayna ku cabiray una diray Siilaanyo

Abwaan Geestiir ayaa ka yaabay tayo xumada badhasaabka Boorama Ramaax kuna cabiray gabay uu u diray Siilaanyo una sheegayo in uu gobolka ka dulqaado tayo xumada ku habsatay ee uu dul keenay..wuxuuse ogeyn in Siilaanyo waxba wear u hayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.