XAAWO Waa Gabadh Soomaaliyeed oo Abwaanada Balse Araga Alle uu Qaaday ARAGA (Indhaha), Waxayna Xaawo oo hada ku nool magaalada Hargeisa, kuna dhalatay Gobolka Mudug ayaa Jeclaatay wiil Soomaaliyeed, waxayna ku dhiiratay Inay u sheegto Jacaylkeeda Balse Nasiib Daro Wuxuu ugu Jawaabay “Sidaad igu Jeclaatay ima Aragtide” Waana ta Ilmada ka Keentay.
ARAABINEWS