X

Abwaanada Xaawo Jano oo waraysi xiise leh lagula yeeshay Boorama kana warantey murtideeda

Xaawo Jano waa gabadh arday ka ah Hargeysa waxayse jeclaatay in ay ku noolaato Boorama oo ay ku jeclaatay taariikhda magaalada ee duuga ah. Xaawo Jano waa gabadh araga la hadana rabi u siiyay hibada abwaanimo kana hadasha jacaylo, murtiyo kale isla markaana laga yaabay murtida ay ummada la wadaagto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.