Fanaanka Xuseen Ciyaar jecel ayaa taageeray baaqii ka soo yeeray abwaan Sangub ee ahaa in Kiiniya la iska dhiciyo oo aan loo ogolaan in ay qaadato taako ka mida dhulka Somalida iyadoo ka faaiideysanaysa burburka ay qayb ka ahayd ee ummada Somaliyeed.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM