Afkeena hooyo ayaa markii ay dhacday dawladii Somaliyed isagna hog ku dhacay inkastoo afka xoogiisa uu yaalo baadiyaha hadana isku milanka baadiyaha oo hadda u soo guurey magaalada ayaa sii yareyay isticmaalka afkeena. Waxanase jira meelo afkeena hooyo laga jecelyahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM