X

Afar gawaadhi oo raashina oo la gaarsiisey gobolka Awdal magaalooyinka Dilla iyo magaalacad

Afar gawaadhi oo raashina oo aad loogu baahnaa ayaa la gaarsiiyay gobolka Awdal gaar ahaan Dilla iyo Magaalacad. Madax ka tirsan gobolka ayaa ka hadlay gawaadhidan laga soo rarey Hargeysa oo aan meelna kaga dhacayn baahida jirta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.