Afar nin oo kaluumaysato oo muddo la waayay Somaliland oo war laga soo saaray
Afar nin oo kaluumaysato oo muddo la waayay ayaa war laga soo saaray ayadoo lagu eedeeyay wasaarada kaluumaysiga maamulka Somaliland fadhiidnimo saaida lana is waydiiyay waxa wasaaradu qabato.