X

Afar qof oo ku nafwaayay shir baabuur oo ka dhacay Gebiley

Afar qof ayaa ku nafwaayay shir baabuur oo ka dhacay Gebiley. Shilalka baabuur ee ka dhacaya Gebiley ayaa aad u badan ayadoo ay ugu wacan tahay dirawalada oo si xun u wada.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.