Afar xildhibaan oo ka mid noqdey barlamaanka Afrika ayaa la dhaariyay.
Shirka Baarlamaannada Afrika ee magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika ayay iska xaadiriyeen xildhibaannadan, waxayna kala yihiin:
1- Xildhibaan Lutfi Shariif Maaxamed
2- Xildhibaan C/xakiin Macallin Axmed
3 Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar
4- Xildhibaanad Yaasmiin Xuseen Maxamed
Xildhibaannada Soomaalida ee la dhaariyay ayaa barlamaanka Somaliya u matali doona Afrika.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS