Dhibanaha boqran waxa lafoguraya suxufi Faysal Abroone oo ay ku jiraan 4 mashaariic oo ma dhalaysa. Suxufiga ayaa qaba in Amisom iyo kooxda argagixisada ee shabaab isku xiran yihiin oo marka hore la horeysiiyo in dalka laga saaro Amisom. Wuxuu taabtey dadkii qaraxa lagu diley meel lagu xuso maxaa loogu samayn waayay.
ARAABINEWS