Afhayeen u hadlay isbahaysiga musharixiinta Kulmiye oo sheegay in ay sii wadayaan cambaareynta shirkii Kulmiye
Xuseen Cabdi Caydiid oo u hadlay musharixiinta Kulmiye ee loo diidey in ay codkooda dhiibtaan una tartamaan xisbiga ayaa sheegay in ay sii wadayaan kahortaga waxay ku tilmaameen hawl maroorsigii ka dhacay shirka.