Afhayeen Cabdifataax Siciid oo xiligan lo magacaabay agaasime wasaarada arimaha gudaha ayaa afka ku dhiftey in ganacsade Cumar Caydiid uu ku jirey faldambiyeed markii la xirey yuuse diidey in uu faahfaahin bixiyo. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS