Afhayeenka cusub ee uu magacaabay madaxweynaha Somaliland Siilaanyo ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay xilli madaxtooyada Siilaanyo uu ka jiro jahwareer sida ay u gudbiyaan wararka. C/raxmaan Cilmi Faahiye ayaa hore u ahaan jirey wariye. Afhayeenkii hore ayaa mararka qaar isku dhex yaacay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS