X

Afhayeenka darbi jiifka Hargeysa Xuseen Mandella oo ka hadlay gob looga hadlayay xuquuqul insaanka+MUUQAAL

Hargeysa 10 Dec 2014–Afhayeenka darbijiifka Hargeysa ayaa ka hadlay goob looga hadlayay xuquuqul insaanka wuxuuna ka waramay xaaladaha ku wareegsan darbi jiifka magaalada Hargeysa iyo fariin uu u direy dadka reer Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.