X

Afhayeenka gudiga doorashada oo beeniyay in lagu shubtay doorashada

Afhayeenka gudiga doorashada Somaliland ayaa beeniyay in lagu shubtay doorashada xilli xisbiga Wadani u jaray wada shaqayntii ka dhaxaysay maadaama ay ka gaabsadeen inay baaraan eedaha jira.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.