X

Afhayeenka iyo Xiriiriyaha jaaliyada gobolada Bari ee Puntland oo tirsanaya cadaalad xumo

Afhayeenka iyo xiriiriyaha jaaliyada gobolada Bari ee Puntland ayaa cadaalad xumo ka tirsanaya Cabduwelli Gaas iyo Faroole oo ay ku tilmaamen kuwa cashuurta ka qaata Bari ku dhisa Gaalkacayo woqooyi iyo Garoowe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.