Afhayeenka kacdoonka reer Adal Saleebaan Cawaale Good ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee gobolka sida hubka sheegayna in halkanku meel fiican marayo. Wuxuu kaloo ka hadlay in Boorama laga soo daadiyay saqaariin midiyo galiyo dhalinta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS