X

Afhayeenka madasha oo Xaji Cabdi Waraabe ugu baaqay in isagu tanaasulo intuu…MUUQAAL

Hargeysa–Afhayeenka madasha xaaji Cabdi Waraabe ayaa ugu baaqay Xaaji Cabdi Waraabe in uu isagu tanaasulo oo ka dhaadhiciyo in xisbiga Kulmiye la yimaadaan mowqif wax kala dejiya. Golaha madasha ayaa sheegay in iyagu ay ogolyihiin halkaa sano ee la kordhiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.