X

Afhayeenka Siilaanyo oo beeniyay oo booska laga tuurey wasiirka maaliyada Samsam

Afhayeenka xukuumada madaxweyne Siilaanyo ayaa beeniyay in booska laga tuurey wasiirka maaliyada Samsam iyadoo warar ay sheegayeen in wasiiradu ku fashilantey dhowr arimood oo dhinaca maaliyada ah iyo waliba is faham daro soo dhexgashay iyada iyo Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.