Afhayeenka madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in ayna jirin wax warqada oo Axmed Muumin Seed uu u gudbiyay xilligii uu joogey madaxtooyada ayna muujinayso in aanu xisbiga talo weyn ku lahayn. Buuhoodle ayaa diideen in doorashadu ka dhicin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS