Afhayeenka Siilaanyo waa liitaa wuxuuna u baahan yahay siminaar in loo diro: Axmed Muumin Seed oo jawaab kulul bixiyay
Axmed Muumin Seed oo shalay afhayeenka Siilaanyo dhulka la simey ayaa u jawaabey sheegayna in afhayeenkiisi yahay kii ugu liitey ee soo mara afhayeenada Somaliland una baahan yahay in siminaar loo diro.