Afhayeenkii Muuse Biixi oo dudmo ku maqnaa tan markii la magacaabay Maxamuud Warsame ayaa warbaahinta ka soo muuqdey asagoo warqad ka akhrinaya war loo soo dhiibey. Waxa loo sababaynayaa inuu shaqadiisii la wareegay nin xigta ay yihiin Muuse Biixi.
Muuse Biixi ayaa wasaarad dhan oo aan waxba soo kordhin ayna cidi ku taraxin beeshiisa. Waxa hadda afhayeen buuxa u ah Muuse Biixi ninka ay qaraabada yihiin ee wasiirka arimaha dibedda Sacad Cali Shire.
Musuqmaasuqa ayaa xoog u sii saaidey intii Muuse Biixi loo daayay jagada maamulka. Afhayeenka ayaa ka caraysan sida Sacad Cali Shire wax u wado.
Hoos ka daawo Muuse BIIXI oo la kulmey safiirka Jarmalka u fadhiya.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=UJeDcSdLBFU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS