Afkaaraha ka soo horjeeda qoyska Muslimka ah ee ka yimaada reer galbeedka iyo sh Mustafe sh Ismaaciil+MUUQAAL
Sidaan la socono waxa jira afkaaro diinteena ka fog oo inta badan si dad badan inagu so gala kuwaas oo wadamada muslimiinta ay ku faafiyaan hay’adaha qaar waa cashar sharaxaya afkaaraha qaldan ee lidiga ku ah qoyskeena.