Boorama–Xaflad xilwareejin oo loo kala sameeyay xoghayaha cusub ee Boorama iyo kii hore ayaa isku bedeshay meel cabashada iyo ila shaqeeya laysku waydaarsado. Lama garan karo dadka intaa leeg ee isku yimi waxa uu u soo kordhin karo xoghaye cusub.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS