Kadib markii qaraxii diyaaradii Daalo ayaa dawlada Somaliya soo saartey amaro cusub oo la xiriira waxyaabaha qofku qaadan karo sida caalamka ka jirta isla markaas ayaa agaasimaha duulista Somaliland isna ku dhawaaqay amaro cusub iyadoo waxyabaha madnuuca ah ee qofku qaadankaro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS