X

Agab siyaasadeysan oo ciyaareed oo loo qaybiyay kooxaha ciyaaraha ee degmada Boorama

Boorama–Agab ciyaareed ayaa waxa soo dhiibey taageeraasha ka tirsan xisbiga Wadani oo jooga dalkaasi Maraykanka. Agabka oo farabadnaa ayaa la sheegay in ayna ku filnayn ee ay soo wadaan in kale. Ka qaybgalayaasha ayaa sheegay in gobolku hurdo oo gobolada kale iyagu iska waaniyaan burburka Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.