X

Ajaanib daawo ku iibinaysa Berbera oo la qabtey

Waaxda socdaalka Somaliland ayaa soo bandhigtey dad ay sheegeen in ay ka qabteen magaalo xeebeedka BERBERA halkaas oo la sheegay in ay ku iibinaayeen daawooyin bilaa sharci ah ama aan hore looga iibin gobolka. Taliyaha ayaa sheegay in ay masaafurin doonaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.