X

AKHRISO dastuurka qabyo qoraalka Somaliya qaybta jinsiga oo culimo wax ka sheegeen iyo sida ayna isku lahayn

Sharciga qaybada ah ee jinsiga iyo xuquuqda dastuurka Somaliya ayaa laga soo minguuriyay dastuuro ay isticmaalaan wadamo aan Muslim ahayn, wuxuuna keenay muran xoogle ilaa hadana waxa la iswaydiinayaa waxa ummada Somaliyeed ku qasbey dastuurkan aan raacsanayn dhaqankooda iyo diintooda.

Si kasta oo loogu daro diinta Islaamka hadana sida uu u qoran yahay ayaaba ka soo horjeeda dhaqanka iyo diinteena. Waxa ku qoran in dastuurkani ogolyahay ama saxiixay heshiisyo ayna Somali qayb ka ahayn  ama dhacay xilli dalku burbursanaa.

Inkasta oo lagu sheego qabyo qoraal hadana waa in laga fiirsadaa in dhoodhoobkani uu noqdo dastuurka Somaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.