X

Alaabo dhacay oo lagu gubey Boorama

Hay’ad u qaabilsan alaabaha dhacay ee gobolka Awdal ayaa ku gubey magaalada agab waqtigoodii dhacay iyadoo dadkana uga digtey in la ilaaliyo dadka taagta daran ee ku nool alaabaha dhacay ee cunaya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.