X

Alaha u naxariiste marxuun Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) oo beri la keeni doono maydkiisa+MUUQAAL

Hargeysa–Allaha u naxariiste maydka jeneraal Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) ayaa beri laga soo dejin doonaa magaalada Hargeysa kaasoo marka dambe la gayn doono caasimada Awdal halkaas oo aas balaadhan loohu samayn doono.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.