Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Cali Sugule ayaa u geeriyooday xanuun baryahaa hayay isagoo ku sugnaa dalka Imaaraadka carabta. Cali Sugule ayaa ka mid ahaa abwaanadii xornimada waxana aad loogu xasuustaa heeso wadani ah oo uu ummada ku baraarajin jirey. Heesaha caanka ah waxa mida heesta NIN LAGU SEEXDAY HA SEEXAN.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS