Allaha u naxariistee wariye Sagal Salaad oo shalay argagixisadu ku dishey Muqdisho ayaa aaskeeda aan loo kala harin. Bahda saxaafada oo kla qwaybgashay aaska ayaa sheegay in la wadi doono halgankii wariye Sagal.
Dhiigmiiratada ayaa bartilmaansada dadka maatida e jilicsan si ay u argagax geliyaan dadka kale, iyadoo diintoodu tahay KALIYA ee in ay ugaadhsadaan dadka ay diinta ka saareen.
Warbixintii C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS