Madaxweynaha Khaatumo State oo dulmaaxada deegaanada Khaatumo State ayaa ka hadlay xoreynta Khaattumo wuxuuna ka sheekeeyay hal ku dheg ay oran jireen reer Buuhoodle oo ahayd ”Allow anagu waaba sugi karnaaye bal qolooyinkaa Habarjeclo (ISAAQ) ee roob la’aantu hayso bal iyagu ugu roonow oo uu ula jeeda in deegaanada Khaatumo ay yihiin dhul barwaaqo ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM