X

Alqaryatayn oo ku taal bartamaha Siiriya oo laga xoreeyay argagixisada Daacish iyo Raqqa oo lagu wajahan yahay

Ciidanka xooga dalka ee Siiriya ayaa ka faramaroojay magaalada Qadiimiga ah ee AlQaryatayn oo ay ku noolaayeen dhamaan shacabka Siiriya oo dhan sida Muslimiinta iyo Kiristaanka qarniyo bilaa dhibaato iyo is nacayb.

AlQaryatayn ayaa waxa qabsaday argagixisada Daacish intii aanu Ruushku u soo gurman dawlada Siiriya oo ay burburiyeen wahaabiyada Sucuudiga iyo Akhwaanka Turkiga.

Ciidanka xooga dalka ee Siiriya ayaa niyaduusu kacsan tyahay iyagoo dhabar jabiyay argagixisada ay taageeraan Wahaabiyada Sucuudiga oo dadka Siiriya u qaybiya urur diimoodyo sida Sunni iyo Shiico oo diinteena wax shaqo ah ku lahayn qofkana laga rabo in uu Muslim yahay KALIYA.

Ciidanka ayaa ku wajahan magaalada argagixisadu sida xun u gumaysato ee Raqqa oo ah xarunta argagixisada ugu weyn ee lagu duufsado dhaleenkeena iyo kuwa Muslimiinta kale.

Rasdhiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.