Amin Caaamir oo lagu yaqaan in uu fikirkiisa ku cabiro sair gacmeedkiisa ayaa qosol ka sameeyay Cabdiwelli Gaas oo 4.5 diidanaa hadana qaatay taas oo ka dhigeysa uin aan laysku halayn Karin.