Amiin Caamir oo wacdaro ku dhigey maamul jufeedyada dalka loo kala gooyay iyo heesta qabiilkey khatar waaye
Farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir oo inta badan fikirkiisa ku muujiya fartiisa ayaa soo saarey hees uu kaga hadlaya maamul jufeedyada dalka loo kala gooyay iyo heestii qabiilkey khatar waaye.