Qabyaalada Somalia ayaa gaartay heerkii ugu xumaa iyadoo ay saameyn xoogan ku yeelatay Fanka iyo Waxbarashada.
Sawir gacmeedkaani oo inbadan ku fari doona ka fogaanshiyaha Qabyaalada ayaa waxaa lagu muujinayaa in Xitaa Soomaalida Heesaha ay ku dhageystaan qaab Qabiil.
Soomaalida ayaa jecel in wax waliba ay ku saleeyaan Qabyaalada waxa uuna iminka dareenka marayaa in Heesaha la qabyaaladeeyo.