Afhayeenka ciidanka AMISOM cornell Joe Kibbet ayaa waxa uu sheegay in ciidankooda iyo kuwa xooga dalka Soomaaliyed kaliya ay shalay howlgal ka fuliyeen deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelada hoose .
Afhayeenku waxa uu sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in weerarkaas ay ka qeeyb-qaadeen ciidan Mareykan ah sidaas oo shalay sargaal u hadlay al-Shabaab uu sheegay.
Waxa uu yiri afhayeenku “Maya, ma’aaysan jirin askar Mareekan ah oo ka qeeyb gashay howgalka. waxaa fuliyay ciidanka Somaaliya iyo AMISOM ; ujeedkii laga lahaana waanu ka gaarnay.
Magaranayo halka laga soo xigtay in argagixisada Shabaab Dhimasho ama Dhaawac lagu gaarsiiyay hoowgalkaas, markii hoowgalku uu biloowdayba al-Shabaab weey isga carareen goobta”sidaas waxaa jiri afhayenka AMISOM cornell Joe Kibbet .
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS