Amisom oo ka hadashay amar deg dega oo ka soo baxay maamulka gobolka Benaadir. Amarkan degdega ee gudoomiyaha gobolku soo saaray ayaa u muuqda in aan lagala tashan m,adaxda Amisom.
Afhayeen u hadlay Amisom ayaa sheegay in ay amarka ka maqleen baraha bulshada.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS