X

Amisom oo la wareegtay amniga xarunta lagu qabanayo doorashada HirShabeele

Amisom ayaa la wareegtay amniga xarunta lagu qabanayo doorashada HirShabeele oo baryahan ay jirtey muran xoogleh cida noqonaysa horjoogaha faaruqa ah ee maamulkaasi.



Xildhibaanada Hirshabelle iyo Sidoo kale Musharaxiinta Xilka Madaxweyne ee Maanta Qudbadda Jeedin doona ayaa lagu Wargeliyay dhamaan in Maanta Baaritaan la baari doono.



Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Hirshabelle,iyadoo Maanta Xarunta ay Qudbado ka jeedin doonaan Illaa 5 Musharax oo ka mida Musharaxiinta u ordaya Xilka .

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.