Amisom ayaa raaligelin siisay gudoonka aqalka sare Cabdi Xaashi kadib markii is afgaranwaa ka dhacay Amisomna joojisay gudoomiyaha xilli uu ka dhoofay garoonka Muqdisho.
Cabdi Xaashi ayaa la galay hub meel ka mamnuuca taasoo keentay in Amisom diidaan. Wakiilka Amisom Francisco ayaa sheegay in si isku dhow ay isku fahmeen, waxana rajeynayaa in lagu qancay sharaxaadii aan bixinay waxana rajeynayaa in si dhow aan labadeena dhinac u wada Shaqeyno.” Ayuu yiri
Ugu dambeyn Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulalahi ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay kulanka dhexmaray labada dhinac iyo raali gelinta AMISOM, wuxuuna aad u amaanay kaalinta ay AMISOM kaga jirto nabadeynta Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS