Amisom ayaa ka cadhotay tirade dhimashada ee uu sheegay iyadoo ay jirto sir kala qarsasho dhex taala ciidamada Afrika oo ku guuleystay inay ka tirtiraan argagixisada shabaab.
Amisom ayaa markii hore sheegtay in afar dhaawacmeen halka Colonel Cali Aadan Xaamud uu sheegay in shan qof dhinteen.
Amisom ayaa magacowday ninka la yiraa Eloi Yao inuu yahay kan dhabta ah si toosana looga xiriiri karo Eloi Yao, AMISOM Spokesperson,
Cell phone: (Somalia) +252 699 525 773; (Nairobi) +254 702 155 126; Email: amisommediacentre@gmail.com
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS