X

Amisom oo xataa wado samaynta la wareegaya Koofurta Somaliya: SAWIRO

Ciidanka Amisom ee loo keenay Somaliya in ay cidhibtiraan argagixisada kansarka ku noqotey ummada Somaliya ayaa u muuqda in la balaadhiyay hawshooda.

Duleedka magaalada Jowhar waxaa ka socdo howlo wado falis oo ay wadaan ciidamada AMISOM kaas oo looga goleeyahay sidii ay u sahlanaan laheyd soo gelista magaalada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.

Amisom Ayaan la fu=ilayn in at Somaliyaka baxdo inta ay jirto maamulo ay ka mid yihiin ama uu hogaamiyo fadhiid Xasan Sheekh oo afar ka lumiyay ummada Somaliyeed.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.