X

Amniga Dhuusamareeb oo dawladu si buuxda ula wareegtay

Waxa maanta si buuxda amniga degmada Dhuusamareeb siiba goobta uu ka socda shirka dib u heshiisiinta iyo huud ahaan magaalada ula wareegay ciidan ka socda dawlada dhexe. Waxa baryahan muran ma taagnaa magaalada Dhuusamareeb cida ilaalinaysa ergada ayadoo beelo ka mida ay diideen in Ahlu sunna sugto amnigooda.


Madaxa Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir oo lagu amaano daacada ay ka yihiin inay difaacaan diinta iyo sharafta ummada Somaliyeed kana difaacaan Wahaabiyada argagixusada ah ayaa sheegay in amniga degmada ay ciidanma qaranku la wareegeen.


“Dhamaan ciidanka kala duwan ee ku sugan magaalada waxa loo saarayaa dibedda isla markaana gudaha magaalada waxa maamuli doona ciidanka dawlada dhexe ayuu yiri Dherkh Dhaakir.


Si kastaba ha ahaatee waxa fashila nidaamka loo socdo ee lagu dhisayo maamulka ilaa lala yimaado nidaam Domali leedahayna aan guul laga gaareyn waana dida cadowgu rabo ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.